Hooyo, waa muxaadaro uu soo jeediyay shiikh Maxamed Idiris, taasoo uu kaga hadlaayo xaqa hooyada. Qof walbow hooyada xaqeeda mataqaana? Ma'ogtahay ahlu naar in uu yahay qofka caasi waalidaynka ah? Mala socotaa in Janada ay tahay hooyada hoosteeda? Ma rabtaa in aad Janada Rabi aad ku raaxaysato? Hadaba baari u noqo labadii ku dhashay. Fadlan hadii aad taqaanid qof caasi waalidayn ah u download-garay muxaadarada kadibna hadiyo ama gift ahaan ugu gay, si adigana Alle ajir kaaga siiyo kaas oo aad iyo aad kuu anficidoono maalinta aakhiro. …...more
...more
Show less