Haweeney sheegtay in booliska Kenya ay kasoo tuureen dabaqa shanaad

Haweeney sheegtay in booliska Kenya ay kasoo tuureen dabaqa shanaad

Farxiya Axmed Yarow, waa hooyo Soomaliyeed oo shan caruur ah dhashay, waxa ay sheegtay in booliska dalka Kenya ay ka soo tureen guri shan dabaq ah oo ay ka daganeyd xaafada Islii ee magaalada Nairobi, oo ay ku kor dhacday jiingadda guri kale oo ka ag dhawaa dabaqa ay sheegtay in laga soo tuuray.

Farxiyo ayaa hadda lagu daweynayaa cisbitaal ku yaala isla xaafadaasi.

Faah faahinta warkaasi iyo waxa ay boolisku ka yiraahdeen dhacdaaasi waxa inoo haya Maxamud Cali.